(Sawirro) Farmaajo oo amar deg deg ah siiyey heyadaha DF ka dib booqashadii B/weyne

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta socdaal u kuur-gal ah ku tagay magaalada Baladweyne ayaa la wadaagay bulshada iyo maamulka heer Degmo iyo Heer Dowlad Goboleed ee Hirshabeelle sida ay uga go’an tahay hay’adaha heer Federaal samata-bixinta dadkeenna dhibaataysan iyo xal u helista musiibadan dabiiciga ah. Madaxweynaha ayaa qiimeeyey gacanta ay … Continue reading (Sawirro) Farmaajo oo amar deg deg ah siiyey heyadaha DF ka dib booqashadii B/weyne